Shabakada somalikudhan.com, shabakad madaxbaanan ku saleysan cadaalad.

Ciyaaryahanka
Qadka Dhaxxe Uga Dheela Kooxda Balton
Gary
Speed Ayaa Laga Yaba In Qaliin Xagga Jilibka Ah Lagu sameeyo
Madama malmahan Danbe Dhib is Daba Joog ah uu Ka Hayay Jilibka
(The Sun)

Kooxda
Kubada Cagta Ee Southampton oo Xili Ciyaareedkii La soo Dhaafay
Gashay Heerka Labaad ayaa Rabta Laacibka reer France ee Yoann
Lachor Kedib Marii ay Newcasle Iyana Xirir La sameysay
Ciyaaryahankii hore Ee Lens(Daily Mirror)

Kooxda
Kubada Cagta Ee Sunderland Oo Malmahaan Xalakeedu Barigga Dhexe
Yahay Ayaa La Filayaa In uu sii Joogo Tababarahooda Mick McCarthy
Xitaa Hadii Ay Aadan Heerka 2aaad Xili Ciyaareedka soo socda.(The
Sun)

West
ham ayaa Siineysa Fursadii Ugu Danbeysay Difaaca Reer Polish Ee
Marcin Baszcynski si Ay Ugu Bedelaan Lacibkooda sii Qulqulaya ee
Tomas Repka. (The Sun)

Kooxda
Kubada Cagta Ee Roma Ee Dalka Talyaaniga ayaa Ku soo Biirtay
Kooxaha Doonaya Laacibka Arsenal Ee Robert Pires. (Daily Mirror)

Goolhayaha
Kooxda Kubada Cagta Ee Middlesbrough oo Lagu Magacaabo Mark
Schwarzer Ayaa Ku Guul Dareeystay In uu Ka tago Kooxdiisa Maadama
Goolhayahan Reer Australia uu Waayay Koox u Qalanta uu Aado (Daily
Mirror)

Laacibka
Kooxda Kubada Cagta Arsenal Ee Thierry Henry Ayaa Doonaya In uu Ka
soo Dhalaalo Booskiisa Rabana In uu Kooxda Gaasriiyo Heer Inta
Uusan Saxiixin Heshiis Cusub oo Ku Kacaya Usbucii 120� (Various)

Kooxda
Kubada Cagta Ee Fulham oo Horey Iyadu U Laheyed Weeraryahanka
Manchester Uinited Louis Saha ayaa Hada Dooneyso In ay Dib Usoo
ceshato Inkastoo Kooxo Badan Oo Ka Dhisana Yurubna Ay Ad U
Xiiseeynayan(Daily Express)

Kooxda
Kubada Cagta Ee Wigan aya Reto Ziegler Qabka Amahda ah Uga soo
Qadatay Kooxda Tottenham(Daily Mail)

Weeraryahanka
Da’da Yar Ee Reer Arjantin Ee Maxi Lopez Una Dheela Kooxda
Barcelona Ayaa Lagu Wadda In uu �7m

ku
Yimaado Kooxda West ham (Various)

Mohamed
Sabriye Elmi

[email protected]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *